Sama-kaab Hospital
Ku Saabsan Isbitaalka

Sama-kaab Multispecialty Hospital

Sama-kaab waa isbitaal casri ah oo bixiya adeegyada caafimaadka oo tayo sare leh, kuna shaqeeya xirfad, naxariis iyo hufnaan. Waxaan ku dadaalnaa in bukaan kasta helo daryeel ammaan ah, degdeg ah, isla markaana waafaqsan baahiyihiisa caafimaad.

  • Qolka Qalliinka (OT) heer sare ah
  • ICU si buuxda u qalabeysan
  • Farmashi tayo sare leh
  • Qeybta Physiotherapy
Wax Badan Akhriso
Adeegyadayada

Adeegyada Aan Bixino (Our Services)

Cudurada Caruurta

Cudurada Caruurta

Adeeggan pediatrics-ku wuxuu daryeelaa caafimaadka guud ee carruurta laga bilaabo dhalashada ilaa da…

Cudurada Lafaha iyo Jajabka

Cudurada Lafaha iyo Jajabka

Adeeggan orthopedics-ku wuxuu ka shaqeeyaa daaweynta dhaawacyada iyo xanuunnada ku dhaca jir-dhismah…

Cudurada Dheefshiilka

Cudurada Dheefshiilka

Adeeggan gastroenterology-gu wuxuu ka shaqeeyaa ogaanshaha iyo daaweynta xanuunnada ku dhaca habka d…

Cudurada Neerfaha

Cudurada Neerfaha

Adeeggan neurology-gu wuxuu ka shaqeeyaa ogaanshaha iyo daaweynta cudurrada ku dhaca nidaamka neerfa…

Cudurada Wadnaha iyo Xididada

Cudurada Wadnaha iyo Xididada

Adeeggan cardiology-gu wuxuu ka shaqeeyaa ogaanshaha, daaweynta, iyo ka-hortaga cudurrada ku dhaca w…

Bukaan ba dadaal leh
Dhaqtar ba dugaal leh
ilaahba daweyn leh

Qeybaha Aan Ku Gaarka Nahay

ICU Heer Sare
01
ICU Heer Sare

ICU si buuxda u qalabeysan oo leh qalab casri ah oo heer sare ah.

Qolka Qalliinka (OT)
02
Qolka Qalliinka (OT)

Qolka Qalliinka oo leh agab caafimaad oo heer sare ah.

Emergency 24/7
03
Emergency 24/7

Adeeg deg deg ah oo 24/7 ah — weligaa aan kaa maqnayn.

Qalabka Casriga ah
04
Qalabka Casriga ah

ECHO, ECG, EEG, Colonoscopy & Gastroscopy — qalab casri ah.

Shaybaar Dhammeystiran
05
Shaybaar Dhammeystiran

Dhammaan noocyada baaritaannada caafimaad si sax ah oo degdeg ah.

Physiotherapy
06
Physiotherapy

Qeybta Physiotherapy oo ka caawisa bukaanka soo kabashada si degdeg ah.

Farmashi Tayo Sare leh
07
Farmashi Tayo Sare leh

Dawooyin tayo sare leh oo la isku halayn karo, si fudud oo degdeg ah.

Bukaan Jiif (Inpatient Department)
08
Bukaan Jiif (Inpatient Department)

Daryeel caafimaad oo joogto ah oo loogu talagalay bukaanada u baahan in lagu hayo isbitaalka.

Daryeel Ammaan ah, Degdeg ah, isla markaana Tayo Sare leh.

Waxa ay Yidhaahdeen Bukaannadeena

Waxa ay dhaheen bukaanadeena, ee aan u adeegnay

Wallaahi isbitaalkan waa mid aan la mid ahayn. Carruurteydii ayaa halkan lagu daaweeyay si fiican oo degdeg ah. Dhaqaatiirtu waxay ahaayeen dad naxariis badan oo xirfad weyn leh. Rabbiga ha siiyo guul Sama-kaab!

Marka hore waxaan ka shakisanaa in isbitaalkan uu bixin karo adeeg caafimaad oo heer sare ah, laakiin markaan yimid waxaan ku yaabay adeegga iyo heerka khibradda dhaqaatiirta. Aad ayaan uga mahad celineynaa kooxda Sama-kaab oo dhan.

Adeegga Sama-kaab waa mid aad u fiican. Shaybaarka ayaan ku sameeyay baaritaan, natiijadana si degdeg ah ayaan u helay. Xirfadda iyo naxariista shaqaalaha waxay muujineysaa in isbitaalkan uu dheelitiran yahay. Mahadsanid!

ICU-ga Sama-kaab ayaa badbaadiyay naftayda. Dhaqaatiirtu waxay iila joogeen habeen iyo maalin, ayna xiriirkooda il la'ayn. Hal meel oo aad ka helayso adeeg caafimaad oo buuxa, waa Sama-kaab Multispecialty Hospital.

Qofka adduunyada ugu qaalisan waa adiga naftiisu. Halkan ku jooji — Sama-kaab waa goob aad ku dheelitiri karto naftaada. Farmashiga iyo Physiotherapy ayaan isticmaalay, labaduba waxay ahaayeen kuwo tayo sare leh.

Our Blog

Read Our Blog and News